LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

BRKEAKING NEWS Trump oo ku dhawaaqay war weyn oo ku saabsan dagaalka Iiraan

 

Deg deg Trump oo sheegay in xabbad-joojintii Iran ay 'dhamaatay


Madaxweynaha Mareykanka ayaa goor la hadlay weriyaasha, isagoo kulan la yeeshay xoghaya guud ee NATO Markii wax laga weydiiyay xabbad-joojinta u dhexeysa Mareykanka iyo Iran, Donald Trump wuxuu yiri: "Waxaan u maleynayaa inay dhammaatay Wuxuu wariyeyaasha u sheegay shirkii NATO: "Ma doonayo inaan mar dambe la macaamilo iyaga, waa dad aan wanaagsanayn."

Wuxuu intaas ku daray: "Aniga aragtidayda, way dhammaatay. Waa waqti lumis in lala macaamilo iyaga, waa beenaalayaal Trump wuxuu sheegay in wadaxaajoodyada labada dhinac ay "wada hadli karaan", laakiin ay "waqtigooda iska luminayaan. Run ahaanti, ma doonayo inaan waqtigayga ku lumiyo iyaga," ayuu intaa ku daray.

Post a Comment

0 Comments