LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Erayo macaan


 Qalbigayga waxaad ku leedahay meel gaar ah oo aan cid kale lahayn Markaan ku fikiro wajigayga farxad ayaa qabsata qalbigayguna deganaan ayuu helaa Adiga dartaa ayaan u bartay micnaha dhabta ah ee jacaylka

Post a Comment

0 Comments