LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Amaan jaceyl ah

 Mar walba xusuusnow in aad tahay qof qaali ah, qof aan si dhab ah u jeclahay, qof aanan marnaba doonayn inaan waayo. Inta aan noolahay, qalbigayga waxaa ku jiri doona xushmad, qadarin, iyo jacayl aan dhammaad lahayn oo aan kuu qabo. Taasi waa sababta aan mar kasta ugu farxo marka aan kula hadlo, uguna xasilo marka aan codkaaga maqlo, uguna raysto marka aan ogaado inaad faraxsan tahay.


Post a Comment

0 Comments