Waan ku jeclahay mana aha jacayl indhaha ku ekaaday ama erayo afka laga sheegay Waa jacayl qalbigayga calaamad ku beeran maalin kastana sii koraya Maanta waan ku jeclahay Berri waan ku jeclaan doonaa inta neeftu igu jirtana qalbigaygu adigu kuu garaacmi doonaa

0 Comments