Ma jiro hadiyad ka qaalisan jogitankaga mana jiru erey sharxi kara qiimaha aad ii leedahay xataa haddii aanan mar walba ku ag joogin qalbigaygu mar walba wuu kula jiraa Masafadu waxay kala fogeyn kartaa jidhka laakiin waligeed makala fogeyn karto laba qalbi oo is jecel Huppie

0 Comments