Ma jiro maalin aan ku xasuusan waayo Mana jiru habeen aanan magacaaga qalbigayga ma dhex maqlin waxaad tahay qofka kaliya ee si aamusanaan ah qalbigayga ugu abuura farxad aan sabab loo raadin mar kasta oo aan kula hadlo waxaan dareemaa in dunida meel ka qurux badan sidii hore mcn

0 Comments