Erayo amaan ah
Habeenkii hurdada si fudud iima qabato waayo adiga ayaa maskaxdeyda iyo qalbigeyga buux dhaafiyey hadii aad ogaan lahayd inta aan kuu xiiso qabo iyo inta aan ku tabaayo waxaad garan lahayd in uu jaceylkeyga uusan ahayn hadal oo kali ah balse uu yahay dareen dhaba oo qalbigeyga ku nool
0 Comments