jacelka la sheegay waa hal mar
halka qalpigu run dooran qofkisa kaliya anigana halkii mar ee qalbigaygu adiga ku jeclaaday ma ahayn jaceyl ku degdeg ama hadal qurux badan oo kaliya wuxuu ahaa daren si tartiib ah igu galay una degay neecawga oo qalpiga taabatay macalinti aan ku bartay ma ogaan in aad noqon doona qofka qalbigayga degi lkn maanta waxan hubaa in halki mar ee jacelka la dhoho adiga kuu hibeeyey

0 Comments