LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Amaan jaceyl macaan badan

 Si kasta hadey noga so dhaansadaan dadka oo dhan, lagama yaabo inaan qalbigayga kaa saaro adiga Adiga ayaa noqoday qofka naftaydu ku xiran tahay qof aan ka maarmi karin karin qaar noloshu way fiicnaataa dadkuna way kala geeyaan qalbiyadii is jeclaa laakiin aniga qalbigaygu hal go'aan ayuu qaatay inaan kaa tagin


Post a Comment

0 Comments