Haddii la i waydiiyo waxa ugu qaalisan ee aan leeyahay magacaaga ayaan helay. Adiga ayaa qalbigayga dejiyey farxaddaydana noqday Ma jiro maalin aan ku xasuusan waayo mana jiro habeen aan kuu duceyn waayo Jacaylkaygu ma aha erayo keliya waa dareen qalbigayga ku noolaa mar kasta

0 Comments