Erayo amaan ah
By -
June 19, 2026
0
Haddi dunidu dhan iga soo horjeesato qalbigaygu wuxuu weli dooran lahaa adiga Waxaan dhigay in maalin kasta oo ina soo marta uu jacaylkenna sii xoogaysto qalbiyadenuna ay weligood isu sii dhawdaan
Tags:

