LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Amaan dumar oo qurux badan

 Qof walba indhahaygu way arkay, laakiin qalbigaygu adiga oo keliya oo keliya ayaa doortay Ma aqaan waxa mustaqbalku ii qoray, laakiin waxaan ogahay in adiga aad tahay qof qalbigayga qaalisan Markaan ku xasuusto murugadaydu farxad ayay isu beddeshaa. Ilaahay ha inoo jacaylkan quruxda badan


Post a Comment

0 Comments