True Love: The Most Precious Gift in Life
Mar kasta oo aan Kaa fikiro qalbigeyga waxaa soo gala farxad ereyo lagu koobin karin waxaad tahay qofka qalbigeyga si gaar ah u taabtay malmaha an kula hadlo waxay Ii noqdaan kuwa ugu quruxda badan daqiiqad kasta oo aan Kula qaato waxay Ii tahay xusuus qaali ah
0 Comments