LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Erayo macaan

 in lagu jeclado waad Mudan tahay wayo qarnigan lama helayo Mid adiga o kale Happtie  Qof waliba nolosha waxa u leyahay qof gaar ah ani shaan adiga ayaa i ah qofkaas Macn Si galgaceyl iyo xushmad Qurux badan oo aan kugu soogudbiyo Darreenkeyga maalin walba mana jirto cid aan u jecalhy sida aan adiga ku jecalhy waanan ku jeclaan doona abid Kaliya iga ilaali waxa nuqsaaminaya darenka aan ku qabo xbbti mcn Aduunka masaarna qof kle oo aan dunida ka eegto majirto cid aan u jecelahay saan adiga ku jecelahay majirto cid an ka leyahay intaba adigaa ah wax lagugu doorsan karaa majiro macaan


Post a Comment

0 Comments