Qaraxyo laga maqlayo qaybo ka mid ah IiraanQaraxyo ayaa laga maqlay meelo kala duwan oo ka tirsan Iran, oo ay ku jiraan deegaanno ku dhow Badda Cas, xilli milatariga Maraykanku uu ku dhawaaqay inuu bilaabay wareeg cusub oo weerarro ah.
Caasimadda Tehran waxaa laga soo sheegay in gantaallo la riday, halka sidoo kale weerarro laga soo sheegay magaalada Ahvaz oo ku taalla koonfur-galbeed ee Iran.
Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in bukaanno laga daadgureeyay Ninka Iran u qaabilsan wada-xaajoodyada Maraykanka, Maxamed Bagher Qalibaf, ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in dalkiisu uu sii wado dadaallada wada-hadallada iyo diyaar-garowga dagaalka isku mar, isla markaana Iran ay tahay inay sii hayso gacan-ku-haynta marinka Hormuz.
Iran ayaa sidoo kale sheegtay inay diiradda saarayso beegsiga saldhigyada milatari ee Maraykanka ee Bariga Dhexe.
Qaraxyo ayaa laga maqlay meelo kala duwan oo ka tirsan Iran, oo ay ku jiraan deegaanno ku dhow Badda Cas, xilli milatariga Maraykanku uu ku dhawaaqay inuu bilaabay wareeg cusub oo weerarro ah.

0 Comments