Dowladda Maraykanka oo sii daysay muuqaalo cusub oo ku saabsan UFO
Dowladda Mareykanka ayaa sii daysay qaybtii afraad ee diiwaannada ku saabsan maqluuqaadka aa la aqoonsanayn ee (UAPs), taasoo calaamad u ah tallaabadii ugu dambeysay ee dadaal lagu doonayo in qarsoodiga looga saaro faylalka dowladda ee UFO-ga .Xoghayaha Difaaca Mareykanka Pete Hegseth ayaa sheegay in faylalka muddada dheer la qarinayay ay taariikh ahaan sii kordhiyeen "male-awaal dheeraad ah," isagoo sheegay in dadka Mareykanka ay xaq u leeyihiin inay iyagu arkaan macluumaadka.
0 Comments