LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

War deg ah

 Dagaal deg deg ah

Mareykanka ayaa goor dhow shaaciyey labo askari in looga dilay weerar ay Iiraan ka gaysatay saldhig ku yaalla dalka Jordan, halka weerarka ay ku qaadeen afar askari, nolol iyo geeri lagu la'yahay hal askari oo baadi goobkiisa ay socoto, sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu taliyaha dhexe ee ciidamada Mareykanka.

Post a Comment

0 Comments