LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Guddoomiyihii guurtida Somnaliland oo is casilay

 

Guddoomiyihii guurtida Somnaliland oo is casilay


Guddoomiyahii Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa hadda si rasmi ah isaga casilay jagadaas oo uu hayay muddo la badan 20 sano 
Golaha Guurtida Somaliland ayaa aqbalay is casilaada gudoomiye Saleebaan. Ka tagaitaankiisa xilka ayaa waxa uu u sababeeyay caqabado ka haysta dhinaca da'da iyo in uu jagadaas fadhiyay muddo dheer

Post a Comment

0 Comments