LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

ah,Kuwait iyo Baxrayn oo ka hortagay weeraro uga yimid dhanka Iiraan

 

ah,Kuwait iyo Baxrayn oo ka hortagay weeraro uga yimid dhanka Iiraan

Dowladaha gacanka ee Kuwait iyo Baxrayn ayaa sheegay inay ka hortageen weeraro cusub oo uga yimid dhanka Iiraan, iyada oo Tehran iyo Washington ay u dagaalamayaan maamulka marinka Hormuz.

Labada dhinacba waxaa ay cambaareeyeen in Iiraan ay iyaga beegsatay.

Iiraan ayaa sheegtay inay weeraraysay saldhigyada Maraykanka ee gobolka iyada oo ka jawaabaysay duqaymaha Maraykanka.

Labada dhinacba waxaa ay ku hanjabeen kordhinta weerarada Iiraan ayaa ku hanjabtay inay duqayn karto saldhigyada Maraykanka ee gobolka iyada oo ka jawaabaysa duqaymaha Maraykanka, halka Madaxweyne Trump uu ka digay in beegsigooda xiga uu noqon doono warshadaha korontada iyo buundooyinka haddii ay Tehran diido wadahadalada.

Post a Comment

0 Comments